Itoobiya oo Maamul goboleed hoostaga dawlada Federaalka Soomaaliya u Aqoonsatay Soomaliland

Afhayeenka Wasaarada Arrimaha dibedda ee Itoobiya Dina Mufti ayaa sheegay inay Somaliland u aqoonsan yihiin maamul hoos taga Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Afhayeenka , ayaa sheegay in ay ixtiraami doonnaan midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed.

Waxa uu sidoo kale ka digay   oo uu Xusay inaysan Aqbali doonin saldhig  Amnigooda laga dhibaateeyo oo  Masar ka hesho Somaliland.

Dhowaan magaalada Hargeisa  waxaa soo gaadhay wafdi ka socday Itoobiya, kuwaasi oo la sheegay Caroodeen  Safar Qarsoodi ahaa oo xubnoka Tirsan Dawlada Masar  ay ku tageen Hargeisa.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com