Maamulka Bankiga dhexe oo Warsaxaafadeed ka soo saaray dabkii xalay qabsaday qeybo ka mid ah Bankiga.

Muqdisho, Maamulka Bankiga dhexe ayaa Warsaxaafadeed ka soo saaray dabkii xalay qabsaday qeybo ka mid ah dhismaha Bankiga.

Maamulka ayaa sheegay in aysan jirin wax khasaare ah oo ka dhashay dabkaasi.

Halkaan Hoose ka aqriso Warsaxaafadeed ka soo baxay Maamulka Bankiga dhexe ee Soomaaliya.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com