Maamulka Jubbaland oo ka horyimid go,aanki maanta ka soo baxay DFS.

Kismaayo,Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Ahmed Madoobe ayaa qaadacay Warsaxaafadeedki maanta ka Soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.

Warsaxaafadeed goordhaw soo saareen Maamulka Jubbaland ayay ku sheegeen in dowlada dhexe ee Soomaaliya xaq u laheyn in iyada go,aamiso mudo xileedka Maamulka Ahmed Madoobe.

Jubbaland ayaa tilmaamtay in muda xileedka Maamulka hada jira uu yahay afar sano isla markaana dhigayo dastuurka Jubbaland.

Halkaan ka aqriso Warsaxaafadeedka Jubbaland:-

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com