Maamulka Soomaliland oo Mamnuucay Adeega FOREX

Maamulka Somaliland ayaa mamnuucay ka ganacsiga sarrifka lacagaha Internet ka ee loo yaqaan FOREX.

Wareegto uu Kusaxiixanyahay Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Somaliland ayaa lagu amray joojinta Ganacsigaas.