Madaxweynaha Galmudug oo Shaqadiisa dib ugu soo celiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa shaqada dib ugu celiyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka ayaa lagu amray hay’adaha kala duwan ee Galnudug inay sidhow ula Shaqeeyaan Wasiirka.