Madaxweynaha Maraykanka iyo Xaaskiisa oo laga helay Cudurka Covid19

Madaxweynaha Mareykanka Donal Trump ayaa qirtay in laga helay cudurka  Covid-19.

Madaxweyne Trump  ayaa sheegay in isaga iyo Xaaskiisa laga helay cudurka ayna bilaabeen inay iskarantiilaan sidoo kalana ay mari doonaan habkii ay cudurkaasi uga soo kabsan lahaayeen.

Arrintan ayaa ku soo began tay kaddib markii la taliyahiisa Hope Hicks ee, laga helay cudurka Covid-19.

Ms Hicks ayaa waxa ay madaxweynaha la raacday diyaaradda Air Force One taas oo uu todobaadkan ku tagay gobolka Minnesota, halkaas oo ay kaga soo baxeen calaamadaha cudurkaasi.

Hadaba Xaalada Madaxweyne Trump iyo Waxa ka soo kordha kala soco Aragticusub.com

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com