Madaxweynaha Soomaaliland oo gaaray Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka ambabaxay Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Cigaal ee magaalladda Hargeysa.

wararka ayaa sheegaya  Madaxweyne Biixi iyo Wafdiga  la socday ay ku dhoofeen Diyaarad Khaas oo ay Dowladda Jabuuti u soo dirtay Somaliland, iyadoo la filayo inay maanta ka qeyb galaan  wada hadalada ka furmaya Jabuuti ee u dhexeeya DFS Soomaaliland

Waxaa  xusid mudan in  Soomaaliya wadahadaladaasi wafdiga uga qayb galayo uu Hogaaminaayo madaxweyne Farmaajo