Madaxweyne ku xigeenka puntland oo ku baaqay joojinta colaad beeleed ka jirta gobolka Sool

Ku simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash, ayaa baaq nabadeed u diray laba beel oo ku dagaallamay Degaanka Lafweyne oo ka tirsan Degmada Xuddun ee Gobolka Sool.

Axmed Karaash, ayaa ugu baaqay labada dhinac  in ay si deg dega oo shuruud la’aan ah ku joojiyaan Dagaalka, islamarkaana ay nabad iyo walaalnimo ku beddelaan colaadda dhexdooda ka aloosan.

Sidoo  kale, kusimaha madaxweynaha puntland ahna madaxweyne ku xigeenka  wuxuu bogaadiyay heshiis nabadeed oo laga gaaray colaaddii ka dhacday Degaanka Horufadhi ee Gobolka Sool, taasi oo ay ku guulayteen Isimada  Gobolkaas.

Ku simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash, ayaa baaq nabadeed u diray laba beel oo ku dagaallamay Degaanka Lafweyne oo ka tirsan Degmada Xuddun ee Gobolka Sool.

Axmed Karaash, ayaa ugu baaqay labada dhinac  in ay si deg dega oo shuruud la’aan ah ku joojiyaan Dagaalka, islamarkaana ay nabad iyo walaalnimo ku beddelaan colaadda dhexdooda ka aloosan.

Sidoo  kale, kusimaha madaxweynaha puntland ahna madaxweyne ku xigeenka  wuxuu bogaadiyay heshiis nabadeed oo laga gaaray colaaddii ka dhacday Degaanka Horufadhi ee Gobolka Sool, taasi oo ay ku guulayteen Isimada dhaqanka Gobolkaas.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com