Maxaa ka soo baxay Kulanka Xasan Cali kheyre iyo Shariif sheekh Axmed ee Nairobi?

Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ayaa shegaya in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa halkaasi kuala kulamay

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo hore oo ku sugan magaalada Nairobi.

Mas,uuliyiintaan ayaa ka mid ah mid ah Musharaxiinta u taagan xilka MadaxweynahaSoomaaliya  waxaana  kulankooda ku wehliyay Xildhibaano iyoMas,uuliyiin kale.

Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay inuu ka raali geliyay wixii tabasho ah ee ka dhashay dhacdooyinkii Shariifka uu la kulmay intuu xilka hayay.

Sidoo kale Warar aya sheegaya in labada dhinac ay ku heshiiyeen in ay wada shaqeeyaan  iyadoo ay ku balameen kulan kale oo ay isugu imaanayaan .

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com