Maxkamada sare ee shiinaha oo maanta go,aan ka gaaraya in la dilo dadka qaba cudurka coronovirus.

Maxkamada sare ee wadanka Shiinaha aya maanta ka fariisanaya kiis loo gudbiyay ee ah in la dilo dadka qaba cudurka coronovirus.

Cudurkaan ayaa ah mid ay dowlada shiinaha ku adkaatay sidii ay ku xakameyn laheyd.

Taas ayaa sabab u ah sida la leeyahay go,aanka maanta Maxkamada ka fariisaneyso.

Hadii maanta maxkamada xukunto in la dilo dadka qaba cudurkaan ayaa waxaa naftooda waayi doona dad ka badan labaatan kun oo ruux.

Dowlada ayaa arintaas uga gol leh sida ay ku xakameyn laheyd cudurkaan sii faafaya ee aan wali la helin daawadiisa rasmiga ah.

Xafiiska Wararka, Muqdisho.

Info@aragticusub.com