Midow Musharixiinta oo ku amaanay Qoor-qoor mowqifkiisa ku aadan hanaanka siyaasada dalka

 

Kadib hishiis qote dheer oo dhexmaray labada maa-muul ee Puntland iyo Galmudug kavsi oo dhexmaray madaxda maa-muladaas Said Abdullahi Dani iyo dhigiisa Ahmed Kaahiye Qoor-qoor ayaa waxaa siweeyn u soodhaweeyay golaha midoowga musharixiinta soomaaliyeed.

Qoraal labada madaxweyne ay dhawaan siwadajir ah u soo-saareen ayey kusheegeen in marwalba ay diyaar u yihein dar-dar gelinta geedi socodka hanaanka siyaasada soomaaliya iyo sidii xal waaro looga gaarilahaa.

” Waxa ay ku baaqeen Dani iyo Qoor qoor in lataaba geliyo hishiirkii 17-september dowldada iyo maamulada dalka kudhexmaray magaalada Muqdisho qodobadii lagu hishiiyay iyo in ay ka go`antahay mar walba geedi socodka umada soomaaliyeed iyo sidii xal waaro looga gaari lahaa khilaafka Dorashada 2020-2021-.

Middowga musharixiinta ayaa ku amaanay da´daalada labada maa-muul madaxdooda ay kawadaan dhinacyada ay quseeyso sidii xal waaro looga gaari lahaa doorasho xur iyo xalaal ah oo  wada ogolka.

Madaxweeyne Qoor-qoor ayey dad badan rumeeysanyihiin in markaan uu runta arkay oo uu ka xuroobay siyaasada V-soomaaliya iyo hanaanka ay u mareeyso dorashada lagu wado in dalka ay kadhacdo.

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com