NISA oo xabsiga dhigtay Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir.

Muqdisho,ahay,adda Nabad sugida qaranka ayaa maanta xabsiga dhigtay Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Gobolka banaadir iyo ku xigeenkiisa.

Warar hordhac ah oo ay heshay warbaahinta ayaa lagu ogaday in Ciidamo ka tirsan Nabad sugida maanta xabsiga dhigeen Gudoomiye Axmed Cabdullaahi Xasan, iyo ku-xigeenkiisa Axmed Jimcaale.

labadan mas,uul ayaa looga shakisan yahay in xiriir hoose la leeyihiin Ururka Alshabaab.

Idaacada VOA ayaa dhawaan baahiyay in alshabaab keensadeen Gudoomiyaha rugta ganacsiga kadib is mari waa mudo ka dhex jiray Ganacsatada ee ku aadan cida xilkaas loo magacaabi doono.

Wixii Warar ah kala soco www.aragticusub.com

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com