Norway oo laga helay  dad qabo Verus-ka Cusub ee UK.

 

Norway waxaa laga helay qof qabo Nooca virus-ka cusub ee dhawaan lashaaciyay in lagahelay wadanka Uk qofkan laga helay virus-ka cusub ayaa ka yimid Koonfur Afrika .

Qofka ayaa Norway ka yimid Koonfur Afrika waxaana lasheegay in uu haayo  nuuca cusub ee kroonaha waxeeyna tirada gaareysaa ilaa Afar qof lasheegay in ay la ildaranyihiin karoonaha cusub ee Ingiriiska kasoo bilawday.

Guud ahaan 23 qof ayaa hadda ku dhacay viruska dalkan Norway waxaana muuqato in ay kala duwanaan yihiin nuuca Koonfur Afrika iyo noocyada fayraska ee Ingiriisika waana nuuc sifudud ufaafo marka loo eego karoonihii hore.

Qobarada caafimaadka ayaa ku hoolan qaabki ay u heli lahaayeen veruskaan cusub oo ilaaa hada la ogeeyn daawadiisa

Veruskaan cusub ayaa lasheegay in uu ka halis badan yahay kii hore ee dhawaan lasoo saaray talaalkisa waxaana markii ugu horeeysay lagu arkay dalka Ingiriisa .

Xafiiska Wararka Oslo.
Info@aragticusub.com