Norway oo sharciga degenaanshaha siisay 1600 oo Soomaali ah

 

Ku dhawaad 1600, oo qof oo Somali ah oo horey sharciga degenaanshaha dalka Norway looga xayiray, ayaa dhawaan loo ogolaaday in la siinayo sharciga ay ku joogi karaan dalka.

Dadka deganaashada” oppholdstillatelse” oo ka xayirnaa in muda áh sababo ay  ku shegeen in lagu sameyay dib u qiimeyn degaanadi ay markii hore ka imaadeen .

Wasaaradda Caddaladda ee dalka Norway, ayaa war ay dhawaan soosartay lagu sheegay in dadlkaasi oo badankoodu mudo dheer sharciga sugayey, loogu ogolaaday siyaabo kala duwan oo la xidhiidha xaaladaha bani’aadannimo.

Dadkan ayaa la sheegay inay badankood dalka Norway soo galeen intii u dhaxeysay sanadihii 2012 illaa 2016.

 Norwey ayaa intibadan shaciyada kasoo maanguriso dalga Denmark oo ku caanbaxay ajaanib naceebka waxaana xusid mudan in dhawaan Xisbiga FRP oo kal hore iskagabaxay xukuumada minka oo shegay 1600 oo lasiiyay sharciga deganaashaha ay iyagu ku dheganaayen.

Dadka deganaashaha oppholdstillatelse ka xayirneed mudada dheer ayaa ahaa kuwa qaarkood shaqeeyo oo bixiyo canshurta wadanka  waxeeyna siweey u soodhaweyeen talaabada ay qaadatay dowlada Norwey in dadkaasi xaq uleyihiin oppholdstillatelse oo ah deganaashada rasmiga ah.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com