Norweey oo ku dhawaaqday xiliga lafuraayo safarada dibada

 

 

Dowlada Norwey ayaa shaaca ka qaaday xiliga lafurayo socdaalka dibada taas oo dad badan ay sugayeen go,aanka kasoobaxo xukuubada.

Ra’iisul wasaaraha  Norwey iyo qaar katirsan golaheeda Xukuumadda oo maanta qabtay shir jaraa,id ayaa sheegay in 20-Agoosto hakor wax safar ah oo jiridoonin .

Erna Solberg ayaa shegtay in 15-juun sitoos ah ubilaabi doonan safaradi caaadiga ahaa wadada leesku yiraahdo Scandinavianka iyo island oo ay norwey qeeb katahay.

Wax macnaha soo kordhin meeyso in Norweey kaliya ay xuduudaha furaan iyo guud ahaan isku socodkii dadweynaha ,hadii ay wadamada kale xiranyihiin ayey tiri Solberg .

Norweey ayaa sameen doonaan qiimeyn  bilaha soo aadan sida ay wax naqdaan ayey tiri Raíisul waraare Arna Solberg .

Tan iyo markii oo siween ugu faafay dunida cudurka safmarka ah ee Covid-19 waxaa gebi ahaanba istaagay isku socodki aduunka iyadoo oo sababay in ay istaagan guud ahan duulimaadyadii caalamiga ahaa.

Xafiiska Wararka,Oslo

Info@aragticusub.com