Oslo oo saameyn xoogan ku yeelatay Cudurka Coronovirus (SAWIRO).

Oslo,Tan iyo markii uu soo ifbaxay cudurka dilaaga ah Coronavirus kaas oo markii ugu horeeysay ka bilawday wadanka shiinaha bishii december ee 2019 ayaa intabadan wadamada caalamka waxa oo ku beeray qal-qal xoogan.

Magaalada Oslo ee caasimada Norwey oo mudo todobaad kahor dowladu ku soorogtay in aan leeskugu imaan karin meelaha ay dadku iskugu yimaadaan sida school , jaamacadaha , xanaanada curuurta, iyo masajida dadkuna ay guryahooda ku ekaadaan ayaa xiligaan umuuqato goob cidlo ah.

Meelaha ay dadku ku-kulmaan sida Suuqyada shopping center, Oslo city iyo wadooyinka halbowlaha u ah ayaa gibi ahaanba haawinayay manajirto cid Aad ku arkeeysid goobihii caanka ahaa ee Oslo

Dadka ayaa iskood isku karaantiilay maadaama ay jirin shaqo iyo meelo leeskugu yimaado toonah .

Xafiiska Wararka,Oslo.

Info@aragticusub.com