DHAGEYSO:- shiekh ibaraahim oo ka mid ah culimada soomaaliyeed oo baaqay u diray dadka kunool deeganada hirshabele .

mid ka mid ah culimda soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaalo ka dhacay deeganada hirshabeele waxaana uu shegay in ay wadan dadaalo ku saasban sidii loo xalin lahaha waxa soo cel celiya dagaalbeledyada ka dhacay deeganada hirshabele .