Shir looga hadlayo nabadeynta Beelo ku dagaalamy Degaanka Horufadhi oo ka socda gobolka Sool

Degaanka Saaxdheer ee Koonfurta Gobolka Sool waxaa Shir uu Uga socdaa laba Beelood ee wada dega gobolkaasi . shirka oo ah Wejiga labaad ee dhammaystirka Nabadaynta Beelihii ku dagaallamay Degaanka Horufadhi

Shirka waxaa soo qaban-qaabiyeen Guddiga Isimada dhex-dhexaadinaya labada dhinac waxaa ka qayb-galayaWax garad  ka kala socda Beelihii dagaallamay oo markii labaad la isa soo horfariisiyay

Gogoshaas ayaa la doonayaa in lagu dhammaystiro Arrimaha ka dhiman  Nabadaynta Degaanka Horufadhi oo ay marar kala duwan ku dagaallameen Beelo halkaasi wada deggan balse ugu dambayn Heshiis Nabadeed laga gaaray.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com