Soomaalida ugu dhimatay Yurub Covid-19 oo siikordhayo

Xili intabadan siweey ugu siifaafayo dunida  cudurka safmarka ah ee Covid-19  ayaa waxaa sii kordhayo Soomaalida u dhimaneeyo caronavirus.

Soomaali badan oo kunool wadamada yurub ayaa qeeb kanaqday dadka oo haleelay caabuqa Covid-19  waxaana dadka Filand ugu geeriyooday Sheekh Caan ka ahaa wadankaasi waxbadanah u istaagay dacwada diinta islaamiga.

Dalka Finland waxaa ku geeriyooday Sheekh Wacdi Aw-Aadan. Waxaa uu ahaa Sheekh weyn oo aad loogu yaqaanno fidinta diinta iyo heshiisiinta Soomaalida ku nool dalalka Yurub gaar ahaan Finland.

Xalay ayuu cudurka COVID-19 ugu geeriyooday dalkaas, jaaliyadda dalka Finland ku dhaqan ayaa si weyn ugu murugooday geerida Sheekhaas, Allah u naxariistee.

Dalalka UK iyo Sweden ayaa ah labada dal oo ay ku dhinteen Soomaalida ugu badan oo xanuunka safmareenka ah uu haleeley.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com