Taliska Ciidanka Booliska oo beeniyay in Xeebaha Soomaaliya Burcadbadeed ay joogaan

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay ku raadjoogaan soo qabashada dooni la sheegay in ay saarnaayeen maan-dooriye

Afhayeenka Ciidanka Booliska Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi fataax xasan Aadan ayaa sheegay in Ciidamada Ciidamada dawlasaFederaalka soomaaliya ay ku roodjoogaan dooni Maandooriye siday oo Ciidanka ay ku raadjoogaan

Afahyeenka Ciidanka Booliska ayaa sheegay  naaquudaha doonida uu u dhashay dalka Yeman  waxaana doonida ay ka soo shgareecata xaafuun iyo Eyl .

Ciidamada Dawlada Federaalka ayaa mudooyinkii dambe waday Hawlgalo ay ku beesanayaan dadka Maandooriyaha ka ganacsada

Sidoo kale Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa beeniyay in Doon lagu afduubay xeebaha Puntland islamarkaana kooxo Burcadebadeed ah ay ka dameeyeen falkaas