Wararkii ugu Dambeeyay doorashada Gudoomiye kuxigeenada Golaha shacabka

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota qaban qaabada doorashada gudoomiye xigeenada koowaad iyo labaad golaha shacabka baarlamaanka 11-aad,ee Soomaaliya waxaana  doorashada lagu qabanayaa  Teendhada Afisiyooni.

13 musharax ayaa u taagan xilalkan oo Haweeneyay ku jirto

Gudoomiye Xigeenka koowaad waxaa u sharaxan.

1: Maxamad Cumar Caana nuug

2: Maxamad Cumar Ceymoy

3: Khadiija Maxamed Diiriye

4: Maxamad Nuur Abubakar Shariif Mustafa

5: Maxamad Cabdiqadir Jeego

6: Cabdiraxman Cabduqaadir Cadde

7: Cabdikariin Cabdow Xeydar

 

Gudoomiye xigeenka labaad waxaa u sharaxan.

1: Cabdulaahi Cumar Abshirow

2: Mahad Cabdalla Cawad

3: Maxamad Xuseen Abuukar

4: Asad Cabdirisaaq Maxamad

5: Axmad Aadan Axmad

6: Saciid Maxamad Cali

Xalay ayaa magaalada Muqdisho lagu qabtay doorashada Gudoomiyaha Golaha shacabka baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya waxaana ku guulestay xilkaas oo loo doortay Sheekh Aadan madoobe.

Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com