Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo Hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaaradda Amnig Gudaha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi  Maxamed Nuur ayaa Qoraal u soo dhigay Bartiis Tweeter ugu hambalyeeyay ciidanka Booliiska soomaliyed oo maanta u dabbaaldagayo sanad guuradii 78aad ee aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

“Booliska Soomaaliyeed halkaan hambalyo uga dirayaa dhammaan Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Aliflayda iyo Dablayda Ciidanka, Caruurtooda iyo Xaasaskooda” Ayu yiri mr Cabdullaahi Maxamed Nuur

Sanadkii 1943-diii ayeey aheyd markii la unkay dhismaha ciidan Boliis ah oo xilligaasi loo arkaayey in uu yahay midka ugu faca weyn ,isla markaana lagama maarmaan u ah aasaaska dowlad Soomaaliyeed oo ka mid noqota beesha caalamka.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com