wax ka Ogow Safarka Madaxweynaha Puntland ee Nairoobi

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta safar ugu ambabaxay magaaladda Nairobi ee xarunta Caasimada Kenya.

War ka soo baxay Madaxtooyada Puntland, ayaa lagusheegay  in Madaxweyne Deni uu safar ugu baxay Magaalada Nairobi, balse Madaxtooyada Puntland ma aysan ka hadlin ujeedka SafarkaDeni ee Nairobi.

Deni ayaa muddo bil ah u joogay Muqdisho  Shirarkii looga hadlayay Doorashada, taasi oo lagu guuleystay in la go’aamiyo Hanaanka doorashada Dalka

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com