Ciidamada Galmudug oo Hawlgal ka Sameeyay duleedka Magaalada Dhuusamareeb

Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa Hawlgal ka Fuliyay Agagaarka Magaalada Dhuusamareeb, Halkaas oo mudooyinkan Alshabaab ay ka sameeynayeen dhaqdhaqaaqyo.

 

Saraakiisha Ciidanka Booliska iyo Kuwa Militariga Dawlada Federaalka ee Hawlgalka Hogaaminayaa ayaa sheegay in Ujeedka Ugu Wey nee Halwgalkaasi uu yahay sidii loo xajiin laha Amniga Magaalada Dhuusamareeb

 

Hase ahaatee dhawaan ayay ahayd markii Alshabaab la sheegay in weerar ay ka geystaan nawaaxyiga Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb oo ay Madaafiic ku tureen Halkaasi balse Maamulka Galmudug ay beeniyeen in Alshabaab ay ku soo dhawaadeen Madaafiicna Halkaasi ay soo ku Tuureen.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com