Madaxweynaha Jubland oo dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo+ Sawiro Daawo:

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gelinkii dambe dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo kadib Safar shaqo oo la xiiriiray Hanaanka Doorashada dalka oo uu mudo bil ah u joogay Magaalada Muqdisho.

 

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo Waxaa ku soo dhaweeyay Ku xigeenkiisa koowaad Maxamuud Sayid Aadan iyo ku xigeenkiisa labaad Cqaadir Xaaji Lugo Dheere

Madaxda  Dawlada Federalka ,Dawlad goboleedyada iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa Heshiis ga garay Hanaanka doorashada Dalka Warmurtiyeedna ka soo saaray

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com