Xildhibaan u geeriyooday cudurka Coronovirus

Xildhibaan ka tirsan barlamaanka dalka Iiraan ayaa u geeriyooday cudurka halista ah ee Coronovirus sidda ay xaqiijisay dowladda Iran.

Maxamed Cali Ramasaani Dastik oo dhawaan uun loo doortay xildhibaan ayaa laa aamisanyahay in dhowr maalmood ka hore laga helay Viruska Corono.Xildhibaanka ayaa maanta oo sabti ku geeriyooday Cusbitaal looga dabiibayay Viruska.

Xildhibaanka ayaa maanta oo sabti  ku geeriyooday Cusbitaal looga dabiibayay Viruska.

Waa  siyaasigii u horreeyay ee u geeriyooda cudurka cotonavrirus.

Waxaa sidoo kale Cudurka uu ku dhacay Madaxweyne ku xigeenka Iran iyo Wasiir ku xigeenka Caafimaadka dalkaasi.