Xildhibaano iska Casilay xubinimadii Xisbiyada Himilo Qaran iyo UPD(Aqriso).

Muqdisho,Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa goordhaw Xaqiijiyay in ay iska casileen xubinimadi ay ka tirsanaayeen Xisbiyada ay kala Hogaamiyaan Sheekh Shariif iyo Hassan Sheekh.

Xildhibaan Hussein Arab Ciise iyo Xildhibaan Abdifatah Ismaail Dahir ayaa is casilaadooda ku xaqiijiyay Qoraal ay soo saareen.

Labada Xildhibaan oo ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa si faah faahsan u xaqiijin sababaha is casilaadooda keentay.

Halkaan Hoose ka aqriso Qoraalada labada Xildhibaan soo saareen.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com