Home 2020
Yearly Archives: 2020
Wasaarada Gargaarka iyo maareeynta Musiibooyinka oo ka hadashay Fatahaada Degmada Afgooye
Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in Wabiga Shabeelle uu fatahaado darran ka geystay Xaafado ka tirsan...
Maraykanka oo sheegay in duqayn ay ku dileen Xubno ka Tirsan Daacishta Soomaaliya
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in ay fuliyeen duqeyn ka dhan ah kooxda Daacish ee Soomaaliya kadib markii kooxdaas ay...
Xukuumadda Federaalka oo lacago U qorsheysay Dadka fataahadaha ay ku saameeyeen Degmada Afgooye
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaare Kheyre Amaray Wasaaradda Maaliyadda in si deg deg...
Dhageyso.Maamulka gobolka Hiiraan oo ka digay in markale uu Fatahaad uu sameeyo Wabiga shabeele
Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Maamulka Gobolka Hiiraan sheekh Xuseen Cusmaan Cali oo la hadlay Warbaahinta Aragticusub ayaa ka digay saameynta ay yeelan karaan...
Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka soomaaliya oo maanta ka doodaya Akhrinta 3aad sharciga xisbiyada siyaasadeed...
Xildhibaanada Golaha shacabka baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kuln ku yeelanaya Xaruunta Villa Hargeysa
Kulanka Xildhibaanada ayaa looga doodayaa Wax ka badalka sharciga Xisbiyada Siyaasadeed ee...
Dawlada Federaalka oo ka digtay in la marin habaabiyo Ardayda u fadhida Imtixaanka shahaadiga...
Wasiiru Dawlaha Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Raxmaan Jaabiri ayaa ka digay in la marin Habaabiyo Islamarkaana la...
Gaadiid Xamuul sida oo ku xaniban duleedka Koofureed ee Magaalada Gaalkacyo+sawiro
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Gaadiid Xaamuul sida ay ku xayiran yihiin Halkaas
Gaadiidka ayaa la sheegay in ay sidaan badeeco kala...
Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg deg ah loogu gurmado Dadka ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka walwalsan nolosha qoysaska ku dhibaateysan degmada Afgooye iyo guud ahaan Shabeelaha Hoose ee uu...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Bari
Faahfaahino ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo ka dhacay Degaanka Timirshe oo hoosyimaada Degmada Isku dhuban ee gobolka Bari kaas...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulan isugu yeeray Xildhibaanada labada Gole ee ka soo jeeda...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Hoyiga uu ka dagan yahay Magaalada Dhuusomareeb kula kulmay Xildhibaanad labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ku...

























