25.9 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Ruushka oo ka walaacsan xowliga Corona iyo taradii ugu badneyd oo la diiwaan geliyey

0
Dalka Ruushka ayaa laga soo werinayaa in saacadihii u dambeeyey laga diiwaan geliyey 9,623 xaaladood oo ah Coronavirus ah. Waa tiradii ugu badneyd oo maalin...

Shiinaha oo soo saaraya baabuur aan fayraska Covid-19 geli karin

0
Shirkadaha baabuurta sameeya ee Shiinaha ayaa bilaabay qorshe ay ku doonayaan in ay ku soo saaraan baabuur “aan fayrasku geli karin”. Baabuurtan cusub ayaa la...

Dad ku dhaw 500-qof oo ku geeriyootay Muqdisho iyo shakiga laguqabo in Covid-19 ...

0
Waxaa xalay xarunta gobolka Banaadir ka dhacay shir ay ka qeyb galeen Wasiiro katirsan xukuumada Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir, waxaana kulanan looga hadlayay...

Gudoomiyaha baarlamaanka Koonfur Galbeed oo xilka lagu wareejiyay

0
Munaasabad Kooban oo xil wareejin ah ayaa ka dhacdey Xarunta Baarlamanka Koonfur galbeed halkaasi oo Xilka Gudoomiyaha loogu wareejinaayay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka koonfur...

Turkiga Oo Markale Gargaar U Soo Dirayo Soomaaliya

0
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in markale gargaar caafimaad ay u soo direyso Soomaaliya, si loogu kabo xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus. Afhayeen u hadlay xafiiska...

Wasaaradda Caafimaadka oo si adag uga jawaabtay hadalkii Maareeye ee dhimashada COVID-19

0
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa si adag uga hor timid hadal dhawaan kasoo yeeray wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye, kaas oo ahaa in dowladda...

Cumar Filish oo soo bandhigay natiijada tiro koob ay ku sameeyeen dadkii ku dhitay...

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish oo ka hadlay saameynta ka dhalatay cudurka Coronavirus uu ku yeeshay Soomaaliya ayaa sheegay in laga soo...

Puntland oo beenisay sheegashadii DF ee gargaarkii laga dejiyey Garowe

0
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa beeniyay seddax diyaaradood ay ka degay magaalada Garowe, kusoo oo ay soo  dirtay dowladda federaalka. Wasiir Dhabancad...

Mid kamid ah masaajidda ugu weyn Soomaaliya oo la xiray

0
Xili intabadan aduunka oo godoomiyay cudurka safmarka ah ee dad badan naftooda ku waayeen COVID-19 halka kuwakalanah ay laíldaranyihiin ayaa waxaa ka midha malaha...

Shacabka Mareykanka oo dhigay dibad bax ay ku dalbanayaan in lagaqaado xayiraada  Covid-19(Sawirro)

0
Shacabka dalka Mareykanka ayaa bilaabay in ay dhigaan banaan baxyo ay uga soo horjeedaan xayiraada adag ee ka dhalatay cudurka Caronavirus ee dalkaasi dadka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...