Home 2020
Yearly Archives: 2020
Trump oo ku eedeeyay Shiinaha in uu Sheybaar ku sameeyay Covid 19
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu muuqday in halka uu ka yimid coronavirus ay isku maandhaafeen sirdoonka Mareykanka mar uu tilmaamay inuu arkay...
Qof lala xiriiriyay Coronavirus oo ku geeriyooday Somaliland (SAWIRRO)
Waxaa gelinkii dambe ee Khamiistii Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal lagu aasay qof, kaasoo si dhow loola xiriiriyay cudursidaha COVID-19, ee uu keeno Coronavirus.
Qofka...
Ra’iisul-Wasaare dalka Ruushka oo laga helay cudurka Coronavirus
Ra’iisul-wasaaraha Ruushka, Mikhail Misjustin oo 54-jir ah ayaa laga helay cudurka COVID-13 sida ay baahisay Warbaahinta dalkaasi.
Mikhail Misjustin ayaa la magacaabay bishii Janaayo, waxaana...
Guddoomiyeyaashii degmooyinka Garbahaareey & Buurdhuubo oo xilalkii laga qaaday
Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Gobolka Gedo ahna Madaxa Amniga ee Gobolkaas Cismaan Nuur Xaaji Macalimow oo gaaray degmada Garbahaareey ayaa xilalkii waxaa uu ka...
Dowladda qof kasta oo dhinto waxaan u diiwaaan gilineynaa Coronavirus”
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in xilligaan qof kasta ee dhinta ay Dowladda Soomaaliya u aqoonsan...
Dad ku dhintay fatahaad uu sameeyey Wabiga Shabeelle
Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad geysatay khasaaro naf iyo maalba leh waxaa saacadihii la soo dhaafay uu ka sameeyey Degmada qalaafo oo ka tirsan Gobalka...
Turkiga oo Imaaraadka ku eedeeyay inuu taageero Al- shabaab
Dowlada Turkiga ayaa Dawladda Imaaraadka Carabta ku eedeeysay in ay taageerto ururka Alshabaab ee ka dagaallama gudaha Soomaaliya, iyo kooxaha argagixisada ah ee ka...
Ra’iisul wasaaraha dalka Guinea Bissau iyo qaar katirsan golahiisa wasiirada oo laga helay...
Cudurka Caronavirus ayaa kusii faafaya daafaha Dunida, waxaana cudurkan ku dhacayaa dad badan oo isugu jira Madax, dad caan ah iyo sidoo kale qeybaha...
RW Kheyre oo Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre iyo mas’uuliyiin ka socota midawga Afrika, IGAD, Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Turkiga, Ingiriiska, iyo Mareykanka,...
Dowladda oo sheegtay inay Gurmad deg deg ah u direyso Baardheere
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey xaaladda bini aadantinimo ee la soo gudboonaatay magaalada...

























