Home 2020
Yearly Archives: 2020
Gaadiid farabadan oo ku xayiran deegaano ka tirsan Puntland
Waxaa hakad galay isku socodka dadka iyo Gaadiidka Magaaloouinka kala duwan ee Dolwad Goboleedka Puntland,kadib markii saacadihii la soo dhaafay ay ka da’een Roobab...
Sheekh Shariif oo baaq u direy DFS & Beesha Caalamka
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay daadad ku dhuftay...
Kenya oo hanjabaad culus u dirtay ciidanka dowladda Somalia
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan duleedk Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo gaar ahaan meel u dhow Xuduudka Kenya ayaa...
Madaxweynaha Puntland oo dalacsiiyay Ciidankii u gurmaday shacabka Qardho (SAWIRRO
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa maanta kormeeray Xarunta Tababarada Ciidamada ee Xorgoble.
Madaxweyne Deni ayaa salaan...
Dowladda Soomaaliya oo agab caafimaad gaarsiisay maamulka H/shabelle.
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha , Gudigga Qaranka ee ka hortagga Covid19 iyo dhaqaatiir ayaa gaaray Magaalada jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Wafdigaasi waxa...
Wariye Coldoon oo xaaladiisa caafimaad laga deyrinayo.
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka hadashay xaalada Caafimaad ee Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo la sheegay in uu...
Weerar Bambaano oo ka dhacay Muqdisho
Weerarkaan Bambaano ayaa waxaa Maanta lagu qaaday Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan Isgoyska Blacksea degmada Howl-wadaag ee Gobolkan Banaadir.
Goobjoogayaal ayaa...
Sheekh Shariif oo ku baaqay in deg deg loogu gurmado Shacabka Qardho
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa guddoomiyey shir qaab fogaan arag ah (Video Conference)...
Beesha Caalamka oo War kasoo saartay heshiiskii Madaxweynaha Jubbaland iyo Mucaaradka
Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya waxay soo dhaweynayaan wadahadalkii u dhexeeyay maamulka Jubaland iyo hoggaanka Golaha Isbadalka ee Jubaland kaasoo ku dhammaaday heshiis dib-u-heshiisiin...
Tirada kiisaska iyo Geerida ee Covid 19 oo Korortay
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa warbixinteedii maalinlaha aheyd ku shaacisay dad hor leh oo u geeriyooday xanuunka Coronavirus iyo kuwo laga helay.
Qoraal kasoo baxay wasaaradda...
























