Home 2020
Yearly Archives: 2020
Donald Trump ayaa diiday inuu xirto afgashiga Caronavirus
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa diiday inuu xirto walxaha afka lagu xirto ee gacanta ka gaysta in looga gaashaanto cudurka Coronavirus.
Arrintan ayaa timid kaddib...
Dowladda Kenya oo xirtay Suuqa Soomaalida Nairobi ee Islii
Dowladda Kenya ayaa si ku meel gaar ah u xirtay Suuqa Soomaalida ku leeyihiin xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi, ka dib markii nin Soomaali...
SAWIRO:-Puntland oo markale fagaare ku gubtey Jaad farabadan
Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari ee Maamulka Puntland ayaa Goob Fagaare ah waxaa ay ku gubeen Qaad(Jaad) si Qarsoodi ah loo gelin lahaa Lahaa...
Deg deg :- Qarax goordhow ka dhacay magaalada Jowhar
Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Goordhow Qarax xoogan uu ka dhacay.
Dad goobjoogayaal ayaa...
Kuwait oo xaqiijisay dhimashadii ugu horeysay ee Corono Virus
Dowladda Kuwait ayaa shaacisay geerida hal bukaanoo qabay cudurka ‘coronavirus’, waana tii ugu horreysay ee nooceeda oo kale ah oo laga soo wariyo dalka.
Wasaaradda...
Maxkamada Ciidamada oo xukuntay raggii ka dambeeyay dilkii Shaafici Diiriye
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ah ku xukuntay, Maxamed Cabdi Nuur Geeddi (Madax-yareey) oo horay u dilay marxuum, Shaafici Cabdi...
Madaxweyne Siciid Deni oo isabadal ku sameeyay taliyaal Ciidan
Wareegto kasoo baxday madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa isbadal lagula sameeyay Taliyeyaasha Qaybaha ciidamada Booliska ee Gobolada Nugaal, Karkaar iyo Mudug.
Madaxweynaha Puntland wareegtada...
Madaxweynaha Jubbaland oo amar ku bixiyay in gacan bir ah lagu qabto dadka ku...
War qoraal oo kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa looga hadlay dagaal dhiig badan ku daatay oo maalmihii lasoo dhaafay...
Ku dhawaad 50 ruux oo Soomaali ah Covid-19 ugu geeriyootay Yurub...
Xanuunka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa faro ba’an ku haya qaar ka tirsan Soomaalida qurbaha, gaar ahaan kuwa ku nool Yurub, oo aad...
R/wasaare Khayre oo kulan Online la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway, Ine Eriksen Soreide oo maanta yeeshay kulanka dhanka internet-ka ah (video conference), ayaa...

























