28.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Duulimaadyadii diyaaradaha gobolada oo la joojiyay

0
War qoraal oo ka soo baxday Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XFS ayaa waxaa lagu shaaciyey in laga bilaabo maanta  la joojiyay gebi...

Diiwaan gelinta Mushixiinta Gudoonka Baarlamaanka KGS oo ka socota baydhaba

0
Magaalada Baydhaba xaruunta kmg ah ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa la filayaa in a ka socda diiwaan-gelinta musharrixiinta u tartamaya xilka Guddoonka Baarlamanka maamulkaas. Guddiga...

shabaab oo gubay Gaari booyad ah

0
Wararka ka imaanaya degaanka Jannaale ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi qarax miino lagula eegtay  kolonyo ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya...

Tirada Dadka Cudurka Covid19 ugu geeriyooday Talyaaniga oo korortay

0
Dowladda Talyaaniga waxay shalay diiwaan geliyeen tiradii ugu badnayd oo ay muddo 24-saacdood dad ugu geeriyoodaan Caabuqaasi, waxayna dhimashada maalintii Jimcaha ee shalay gaartay...

Yemen oo laga masaafurinaayo Muhaajiriin Soomali ay ku jiraan

0
Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi waxay bilaabeen Hawlgal xoogan oo ay ku masaafurinayaan Muhaajiriinta Afrikaanka ee ku sugan Goballadda Koonfureed ee dalkaaasi, sababo la xiriira...

Gudoomiyaha Midowga Afrika oo iskarantiilay

0
Gudoomiyaha ururka  Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa shaaciyay in uu galay karan-tiil  ka dib markii xubin ka tirsan shaqaalihiisa laga helay xanuunka Covid-19. war...

Dawlada Federaalka oo la wareegaysa Iskuul ku yaala muqdisho

0
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhowaan la wareegi doonto Iskuulka 15-ka May ee ku yaalla Magaalada Muqdisho oo ay hadda gacanta ku...

Calaamadaha lagu garto coronavirus

0
Cudurka Corona wuxuu ku dhacaa sambabada, qofka ‘qufac qallalan’ ayu isku arkayaa iyo in qofka ay ku adkaato neefsashada. Qufaca ayaa ah mid darran oo...

Tirada Soomaalida Sweden ugu dhimatay Coronavirus oo korodhay

0
Sweden  : Xilli dalkaasi Sweden uu ku sii baahayo caabuqa saf marka ah ee COVID-19 ayaa waxaa isa soo tareysa tirada dadka Soomaaliyeed ee...

Amiirka Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Ingiriiska Oo Laga Helay COVID-19

0
Ingiriiska : Amiirka Wales ayaa baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday in uu qabo xanuunka coronavirus, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay Aqalka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...