25.5 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Faah Faahin: Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Qaraxaan oo jugtiisa laga maqley degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Baar bulsho oo ku dhow Isgoyska Sayidka ee...

NORWEY:Sedex ruux oo saacadihi ugu dambeeysay u geeriyooday Coronovirus.

0
Oslo, Sida ay xaqiijiyeen waaxda caafimaadka Bulshada Norwey sedex ruux oo cusub ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyay u geeriyooday Cudurka Coronovirus. Waaxda caafimaadka Bulshada...

Dalka China oo cudurka Coronavirus laga ciribtiray.

0
China ayaa ku warrantay in maalinkii shanaad oo xiriir ah aan gudaha dalkaas laga diiwaan gelin wax kiisas ah oo la xiriira cudurka Coronavirus...

Safaarada Somalia Ee Kenya Oo Shaqada Hakin Doonto Iyo Sababta Keentay

0
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in Safaaraddu ay shaqada hakin doonto muddo toddobaad ah oo ka...

Maamulka Dhuusamareeb Oo Balan Qaad U Sameeyay Bulsho Deegaan

0
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimada GalMudug oo ay wehliyaan Saraakiisha Ciidamada Booliiska iyo nabadsugida ee Heer degmo iyo Xubno ka tirsan Maamulka Degmada...

Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Dowladda Oo U Ambabaxay Baydhabo

0
Baydhabo : Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiirka amniga Xukuumadda Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa Goordhow u ambabaxay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda...

Tirada dadka uu ku dhacay iyo kuwa u dhintay Caronavirus oo la shaaciyay

0
Muqdisho: Dalka Talyaaniga ayaa noqday dalka ugu daran uu saameeyay cudurkan faafa ee Caronavirus, waxaana shalay kaliya dalkaasi la xaqiijiyay in cudurkan ay ugu...

Puntland oo kasoo horjeesatay hadalkii Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka

0
Garoowe : Maamulka Puntland ayaa waxaa uu kasoo horjeestay hadalkii Maanta kasoo yeeray Guddiga doorashooyinka Qaranka ee lagu taageeray Sharciga doorashooyinka Qaranka oo ay labada Aqal...

Booliska Soomaaliya oo soo saarey digniin ku socota Ganacsatada

0
Shir Jaraa,id ee uu maanta qabtay Taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa ku saabsanaa digniin uu...

Wargayska Newswwek ee soobaxo Maraykanka oo amaanay Talooyinka Nabi Max’ed CSW sida oo uga...

0
Wargayska ayaa ciwaan ka dhigay, “Awoodda salaadda oo keliya ma joojin kartaa Cudur safmar ah sida CoronaVirus?” Xitaa Nebi Muxammad wuxuu lahaa ra’yi kale.” Warbixin...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...