Home 2020
Yearly Archives: 2020
Oslo oo saameyn xoogan ku yeelatay Cudurka Coronovirus (SAWIRO).
Oslo,Tan iyo markii uu soo ifbaxay cudurka dilaaga ah Coronavirus kaas oo markii ugu horeeysay ka bilawday wadanka shiinaha bishii december ee 2019 ayaa...
Somaliland oo sheegtay in degaanada ay kusoo wajahan yihiin roobab
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md.Axmed Muumin Seed Oo Ay Weheliyaan Agaasimka Waaxda Saadaasha Hawada ee wasaaradda Beeraha ayaa sheegay in roobab ay kusoo...
Dowladda Soomaaliya oo Muddo kooban fasaxday duulimaadyadda
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duulimaadyadda dalka ay fasaxday muddo labo maalmood ah si ay dalka u yimaadaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Caalamka ku xayiran...
Wasiir Beyle oo shaaciyay Waqtiga IMF ka cafinayso deynta Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdiraxaan Ducaale Bayle oo maanta shir jar’id warbaahinta u qabtay ayaa waxa uu sheegay in 25-ka bishaan hay’adda...
Coronavirus oo weeraray Aqalka Congresska Maraykanka (Xildhibaano laga helay)
Laba xubnood oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa Arbacadii noqday labadii qof ee ugu horreeyey ee ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo laga helay...
Madaxweyne Waare oo xilka ka qaaday 5 ka mid ah golaha wasiirada
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo saaray wareegto xilka looga qaadaY shan ka mid ah golihiisa wasiirada.
Sidoo kale, wareegtada ayaa lagu magacaabay...
Afar Nin oo loo daldalay kufsi iyo dil dhacay 7 Sano ka hor
Afar nin oo dalka India loo haystay kufsiga iyo dilka gabar 23 jir ahayd oo sanadkii 2012 ka dhacay gudaha magaalada Delhi ayaa xalay...
Ciidamada Dowladda oo howlgal ka wada Shabeellaha Hoose
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa AMISOM ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ay howlgallo iyo dhaq dhaqaayo Ciidan ka wadaan deegaano ka...
Diyaarad ka timid Imaaraadka oo laga celiyey Hargeysa iyo go’aankii DF oo dhaqan galay
Diyaarad rakaab ah oo ka timid dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta ayaa lagu soo warramayaa in saaka loo diiday inay ka degto garoonka diyaaradaha...
Qaraxyo saakay aroor hore ka dhacay Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya
Waxaa saakay aroortii hore abaaro 4:45 Daqiiqo dhoor qarax oo miino ah ka dhaceen Laamiga Maka Al mukamarama ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxyada kadib...

























