Home 2020
Yearly Archives: 2020
Galmudug oo Shir deg deg ah ka yeelatay ka hortaga Covid-19
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug waxaa Maanta ka furmey shir deg deg ah oo looga hadlayo u diyaar garowga iyo ka hortaga...
Jubbaland oo Aqbashay Shirkii uu ku baaqay Madaxweynaha Puntland
Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbadda Hose waxaa Maanta ka qabsoomey shirkii todobaadlaha ahaa ee golaha Wasiirada jubbaland,kaas oo todobaadkaan looga hadlay qodobo dhowr...
Akhriso:-Magacyada Xildhibaannada Cusub ee Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay
Guddiga Madaxa bannaan ee xulista Baarlamaanka labaad ee koonfur Galbeed ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen liiska xildhibaannada Cusub ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed oo...
DEG DEG:-Kiiskii ugu horreeyay ee Coronavirus oo laga helay Jabuuti
Djabuti :Goordhow dalka Jabuuti laga helay Kiiskii ugu horreeyay ee Cudurka halista ee Coronavirus, kaasi oo kusii faafaya dalal badan oo ku yaalla Caalamka.
Wasiirka...
Taliska Booliska Soomaaliya oo shaaciyay in la xiray Xarunta CID-da
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in la xirayo Xarunta hay’adda dembi baarista ee CID-da, si looga hortego faafida Cudurka Coronavirus oo qofkii ugu...
Madaxweynaha Kenya oo ku baaqay in laga duceysto Caabuqa Corona
Nairobi : Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku boorriyay muwaadiniinta dalkiisa inay firaaqo yeeshaan maalinta Sabtida, ayna ku duceystaan inuu ka dhammaado Caabuqa Corona...
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo safar deg deg ah ugu ambabaxay Itoobiya
Muqdisho : Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya.
Wafdiga waxaa...
Wasaaradda Diinta iyo Owqaafta oo Fariin ku aadan Corona u dirtay Shacabka
Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bayaan wacyagalin ah ka soo saartay cudurka Coronavirus oo kiiskiisii ugu horeeyey laga helay magaaladda...
Warbixin: Cudurka Corona Oo Sababay Inay Kordhaan Xaaladaha Furriinka Ee Shiinaha
Baaritaanno la sameeyay ayaa lagu ogaaday in ay sii kordhayaan tirade lamaanayaasha nolosha ku kala tagay kuwaa oo Feyruskan uu iska horkeenay.
Maamulaha xafiiska Guurka...
Taliyaha Ciidanka xoogga oo gaaray Baydhabo
Wafdi uu hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Maanta gaarey Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay.
Waxaa Taliyaha Garoonka diyaaradaha...

























