Home 2020
Yearly Archives: 2020
Wariyaal Shaqadooda ku waaway Sawir Qaldan ay ka daabaceen Ra’isul Wasaare Abiy
Wakaalada wararka ee dalka Itoobiya ayaa shaqada ka joojisay labo Wariye oo sawir qaldan oo ku saabsan nolosha Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ku...
Trump oo ku dhawaaqay Go’aan ka dhan ah dalalka Yurub
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa si toos ah u shaaciyay in Dawladdiisu ay joojinayso duullimaadyada iyo isu socodka uga yimaada dalalka Yurub sababo la...
Gabar Soomaali ah oo Xil Wasiir looga Magacaabey Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Gabar Soomaali ah kana soo jeeda deegaannada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa uu markii ugu horeysay xil Wasiirnimo...
Ilhan Cumar oo sheegtay inay la aqal gashay Tim Mynett
Warbaahinta Fox News ee dalka Mareykanka ayaa ku soo warrantay in xildhibaanad Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka, lagana soo doorta...
M/weeyne-Farmaajo oo Isbitaal ku booqday Caruur Mataano ah oo loo dhalay weriye Al-Shabaab dileen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cisbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho ku booqday qoyska uu ka tagay -Alle ha u naxariistee-...
Trine Skei Grande oo iska casishay Hogaanka Xisbiga Venstre iyo Xilki Wasiirnimo.
Oslo,Trine Skei Grande Ayaa goordhaw la shaaciyay in ay iska casishay hogaaminta Xisbiga Venstre iyo xilkii Wasiirnimo.
Warbaahinta oo xiriir la sameeyay Trine ayay u...
Kulan sanadeedki Jaliyada Mohamud Hiraab -Duduble ee dalka Norwey oo loga hadlay qodobo muhiim...
Oslo :Kulankaani oo ay iskugu yimaadeen Jaaliyadda Mohamuud Hiraab ee Fadhigeedu yahay Magaaladda Oslo ee dalka Noway ayaa u jeedkiisu ahaa taageero loo muujinayay...
WHO oo ku dhawaaqday Caabuqa Corona inuu yahay Musiibo Caalami ah
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in Caabuqa Corona uu yahay musiibo caalami ah.
WHO ayaa in muddo ah isha...
Qaramada Midoobay oo amarro duldhigtay dowlada Somalia (Sawirro)
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shir dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka...
Soomaaliya iyo Kenya oo kulan ku yeeshay Nairobi
Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa Nairobi kula kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Raychelle Omamo.
Kulanka looga wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal,...

























