25.5 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Xiisado ka Taagan Xuduuda Mandheera iyo Balad Xaawo

0
Xiisada colaadeed ee ka taagan soohdinta Soomaaliya iyo Kenya ayaa soo shaac baxday ka dib markii kadib markii ciidamada Jubaland ay gudaha u soo...

Ra’iisul Wasaare kheyre oo u balan qaaday ganacsatada Wadashaqeyn

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay munaasabadda abaal marinta sanadlaha ah ee ganacsiga Soomaaliyeed ayaa ballan...

Hogaanka Ahlusunna Galmudug oo Garoowe lagu soo dhaweeyay

0
Sheekh Shaakir Cali Xassan oo ka Tirsan Hoggaanka Ahlusunna oo ay weheliyaan Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdisamad Macallin Maxamuud iyo xildhibaanno ka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Gudiga labada Gole ee dhameystirka dastuurka

0
Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug, waxaa manta ka qabsoomay kulan la tashi ah una dhexmaray laanta fullinta DGGM, iyo hay’adaha dastuurka sida; Wasaaradda Dastuurka...

Kenya oo ka hadashay sababta ciidankeeda looga saarayo Soomaaliya

0
Afhayeenka Madaxtooyada dalka Kenya, Kolonel Kiruus Oguna ayaa sheegay in Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalak AMISOM la rajeynayo inay ka soo baxaan gudaha Somalia,...

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya oo pakistaan kula kulmay dhigiisa Dalkaas

0
Sarreeye Guuto Maxamuud Sheekh Cali taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ayaa maanata booqday xarunta ciidanka Cirka ee dalka Bakistan ee ku taalla magaalada Islamabad. Taliyaha Ciidanka...

Dhageyso: Ugaas Mahad Ugaas Maxamed oo si kulul Uga hadlay Fara gelinta Kenya

0
Ugaas Mahad Ugaas Maxamed oo ka Tirsan Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa su kulul uga hadlay Fara gelinta Dawlada Kenya ay ku heyso Soomaaliya Ugaas ayaa...

Madaxda Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xiisada ka dhexeysa labada Dal

0
WARSAXAAFADEED KU SAABSAN WADAHADALKA MADAXWEYNE FARMAAJO IYO MADAXWEYNE KENYATTA Muqdisho, 5-ta Maarso, 2020: Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta...

Taar Dhuleed oo loo Magacaabay Afhayeenka Galmudug

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Afhayeenka Maamulka Galmudug. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa waxaa afhayeenka Dowlad...

Turkiga iyo Jabuuti oo Heshiis kala saxiixday

0
Dowladaha Turkiga iyo Bajuuti ayaa kala saxiixday heshiis la xiriira maamulka Dekdaha Dalka Jabuuti oo ay la wareegeyso Sharikadda Al Bayrak oo laga leeyahay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...