25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan Dagaal-oogaha dalka Libiya

0
Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan waxa uu hadalkaasi ka sheegay Khudbad uu maanta u jeediyey Xildhibaanadda Xisbigiisa AK Party ee ka tirsan Barlamaanka Turkiga, wuxuuna...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda Dalka Cumaan

0
Madaxweynaha Dawlada  Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka soo laabtay dalka Cumaan oo uu kaga qeyb galay tacsida Suldaan Qaabuus Binu Siciid. Madaxweynaha...

Wasiir Qoor Qoor oo Iska casilay Xilkii uu ka haayay Dawlada Federaalka soomaaliya

0
  Qoor qoor ayaa waxaa uu iska casilay xilka wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud ee xukuunadda Soomaaliya. Axmed Cabdi Kaariye ayaa Ku dhawaaqay in uu iska...

Xisbiga FRP oo ka horyimid qorshe Xukuumada ku soo qaadaneyso Hooyo Daacish ku biirtay.

0
Xisbiga FRP oo ka mid ah xisbiyada bahwadaaga ku ah Xukuumada ay hogaamiso Erna Solberg ayaa ka horyimid qorshe dowlada ku doonayso in ay...

Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay sharciga Saxaafada

0
Xildhibaanada  Aqalka Sare ayaa Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta.Ajendaha Kulanka ayaa ahaa; Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta. Guddomiyaha Guddiga Horumarinta, Adeega...

Dhageyso:Taliyihii Hore Nabad Sugidda oo Sheegay In isbadal uu ku sameeyn doono Galmudug Hadii...

0
  Taliyihii Hore Nabad Sugidda oo Shegay In isbadal uu ku sameyn doono Galmudug Hadii la doorto. Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare Ayaa Sheegay in ay ka go,antahay...

XARUN WAXBARSHO ISLAAMI CARRUURTA SOOMAALIYEED WAX LAGU BARO OO LAGA FURAY DULEEDKA MUQDISHO.

0
Waxaa dhawaan deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho laga furay Mu’asaso Islaami ah oo aan nooceeda abid looga dhisin gayiga Soomaaliya, taasoo Carruurta...

Muhaajiriin ay Soomali ku jirtay oo lagu xiray Turkiga

0
Muhaajiriin tiradoodu guud dhamayd 122 qof ayaa la sheegay in lagu qabtay Goballadda Bariga iyo K/Bari ee dalkaasi. Hadal ka soo baxay Hay’adaha Ammaanka ee...

Isku shaandheyn lagu sameeyay Golaha Wasiirada Dalka Kenya

0
Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada ee dalkiisa. Wasiirrada xasaasiga ah ee ay saameysay isku shaandheynta ayaa waxaa ka...

Alshabaab oo dib ula wareegay Tooro-toorow

0
Wararka goordhaw naga soo gaaraya deegaanka Tooro-Tooxow ayaa sheegaya in dagaalyahanada Alshabaab dib ula wareegeen deegaankaas. Wararka ayaa sheegaya in xalay saqdii Dhexe Isaga baxeen...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...