Home 2020
Yearly Archives: 2020
Puntland oo shaacisay in ay soo bandhigi doonto Caddeymo la xiriira Ciddii ka Dambeeysay...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland G/sare Maxamuud Cabdi Maxamed, , ayaa sheegay in uu geba-gabo marayo baaritaanka dilkii marxuum Gu’jir, islamarkaana ay...
Nabadoon Xaad oo U Hanjabay Dadkii ka dambeeyay Xariga Taliyihii hore Ciidanka Danab
Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa shirjaraa,id oo uu qabtay ka hadlay xaalada taliyihii ciidanka Danab Ismaaciil Cabdimaalik Maalin oo muddo labo bil ah u...
Khasaare dhimasho ah oo ka dhashay Bam gacmeed xalay lagu Tuuray Xaruun Ganacsi ee...
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya weerar loo Adeegsaday bam gacmeed oo xalay lagu qaaday xaruun ganacsi oo ku taal xaafada Guulwade ee magaalada...
Dr. Cali khaliif Galeydh oo la ogaaday Cudurka uu u geeriyooday iyo Meydka Marxuumka...
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Dawlada Degaanka Soomaalida Itoobiya Mukhtaar Yuusuf Muuse, ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsdiyeeyay, geeridii ku timid Alle hau naxariistee Prof. Cali...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA RA’IISUL WASAARIHII HORE EE SOOMAALIYA MARXUUM CALI KHALIIF...
Madaxweynahan Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle...
Ra’iisul wasaarihii hore Soomaaliya Dr Cali Khaliif Galeydh oo ku geeriyooday Magaalada Jig Jiga...
Ra’iisul wasaarihii hore Soomaaliya Cali Khaliif Galeydh ayaa ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlada degaanka Soomaalida Itoobiya.
Cali Khaliif ayaa la sheegay in uu...
Duqa Degmada Boosaaso oo Joojiyay in Canshuurta laga qaado Guryaha la dayactiro
Duqa degmada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan, ayaa sheegay in la joojiyay Canshuurtii laga qaadi jiray guryaha ku yaalla Boosaaso markii...
Goobo ganacsiga oo ku gabtay Dab ka kacay Degmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelaha...
Wararka ka imaanaya Degmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Dab khasaare geystay uu ka kacay Halkaasi
Dabka ayaa ka kacay Kaalin shidaal...
Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan looga hadlayay Doorashooyinka 2021 la qaatay Wasiiro ka Tirsan...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa kulan looga hadlayay qorshaha sugidda amniga la qaatay golaha Wasiirada Galmaudug
Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa u bandhigay Wasiiradiisa qorshaha...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Faah Faahiyay Halwlgalo ka socda gobolada shabeelaha Dhexe...
Ciidanka xoogga dalka ayaa hawlgal waxay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolada shabeelada dhexe iyo shabeelada hoose.
Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor Gore e...

























