Home 2020
Yearly Archives: 2020
Qaramada Midoobay oo shaacisay in ay gacan ka geysan doonto Sugida Amniga Doorashooyinka Soomaaliya
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, oo kulan la yeeshay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya General Cabdi Xassan Maxamed Xijaar,...
Alshabaab oo weerar Culus ka geysatay gobolka Jubada Hoose
Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidanka Jubaland iyo kuwa Kenya ay ku leeyihiin Degaanka...
Madaxweynaha Jubland oo kulan kula yeeshay Muqdisho Xildhibaano ka Tirsan labada Gole ee Baarlamaanka...
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay, Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee laga soo doorto Jubaland.
Kulankan oo ahaa...
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Party Muxuu ka yiri , Heshiiskii ay wada gaareen Dawlada Federaalka...
Cabdiraxmaan C/shakuur Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay heshiiskii siyaasadeed ee doorashada , Wuxuuna sheegay in doorashada...
Mahdi Guuleed oo magacaabay Guddiga xil wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay Guddi heer Wasiir ah oo ka shaqeeya Munaasabadda xil wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub.
Guddigan ayaa ka...
Sawirro: Madaxda D/goboleedyada oo Muqdisho ka wada kulamo is-daba joog ah
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada oo ku wada sugan Muqdisho ayaa ka wada shirar gaar-gaar ah, kadib markii ay dhawaan madaxweynaha Soomaaliya heshiis rasmi ah kala...
Sawirro: Madaxda D/goboleedyada oo Muqdisho ka wada kulamo is-daba joog ah
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada oo ku wada sugan Muqdisho ayaa ka wada shirar gaar-gaar ah, kadib markii ay dhawaan madaxweynaha Soomaaliya heshiis rasmi ah kala...
Tobonaan dagaalame oo Taliban looga dilay duqaymo culus oo ka dhacay Afghanistan
Ugu yaraan 11 ruux oo shacab ah ayaa dhimatay, halka in ka badan 10-kalena ay dhaawacmeen, kadib duqeyn culus oo ka dhacday xarumo ay...
Dawlada Itoobiya oo Dambiyo la Xiriira Argagixisanimo ku soo oogtay Xubno Siyaasiin ah:
Xubno Siyaasin ah magac leh oo mucaarad ah ayaa ka mid ah 24 qof oo ay Dawlada Itoobiya ku soo oogtay dacwad ah Argagixisonimo.
Eedahaas...
gabadh 5 sano jir ah oo Kufsi loo geystay
Wararka ka imaanaya Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir , ayaa sheegaya in Kufsi loo gaystay gabar yar oo da’deeda qiyaasay 5-sano jir.
Gabadhaan yar ayaa...

























