Home  2020
        Yearly Archives: 2020
Soomaali ku geriyootay doon ku degtay xeebaha Giriiga
Hal haween ah ayaa baddu liqday laba kalena waa laga soo badbaadiyay jasiiradda Lesbos ee Giriiga jimcihii, kadib markii ay ka dhaceen dooni ay...                
Beeraleeyda Qaadka Kenya oo raadinayo suuq cusub oo ay qaadka u dhoofiyaan
 
Wasaaradda Ganacsiga ee Kenya ayaa qorsheyneysa inay raadiso seddex suuq oo cusub oo loo dhoofiyo khaadka iyadoo khilaaf diblomaasiyadeed uu dib u dhac ku...                
Xasan Sheekh: Siyaasadda Arrimaha Dibadda Sal fadhiyo malahan
Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliya xilligan inaysan laheyn Sal fadhiyo.
Waxa uu sheegay marka la fiiriyo sida...                
Nin laga shakiyay oo lagu qabtay Magaalada Guriceel (SAWIRRO)
Ciidamada Booliska ayaa maanta Magaalada Guriceel ku xiray nin dhalinyaro ah, oo la socday gaari rakaab ah, wax yar uun ka dib markii uu...                
Dowladda Soomaaliya Oo Shuruud Adag Ku Xirtay In Ay Wada Hadalka La Furto Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu dalka Jabuuti kaga...                
Siyaaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo War Kasoo Saaray Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii IGAD
Siyaaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisibiga Wadajir  ayaa ka hadlay War-murtiyeed laga soo saaray Shir madaxeedka urur Goboleedka IGAD oo lagu qabtay...                
Safaaradadda Soomaaliya ee dalka Kenya oo Albaabada loo laabay.
Saaka ayaa waxaa sirasmi ah Albaabada loogu laabay safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kadib markii Dowladda Soomaaliya ay...                
Xeer illaaliyaha oo sheegay in la soo gaba gabeeyay Baaritaanka Hay’ad horay looga mamnuucay...
Xafiiska Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa soo gaba gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay’adda SAHAN RESEARCH oo Dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday in ay dalka...                
SAWIRRO:- Duqa Muqdisho oo la kulmay Ganacsatadii uu ka gubtay Suuqa wayn ee D. Wadajir...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo uu wehliyo Ku xigeenka Dhanka Howlaha Guud Faarax Cabdi Diini ayaa...                
IGAD oo war ka soo saaray Arrimaha Doorashada Somaliya
War-murtiyeed kasoo baxay shirkii madaxda IGAD ay shalay ku yeesheen magaalada Jabuuti ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasadda Soomaaliya inay xal u helaan muranka ka...                

























