26.1 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulan la yeeshay Xubno ka Tirsan Ururada Bulshada Rayidka ah

0
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Ururada Bulshada Rayidka ah. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Jubaland ayaa lagu...

Ra’iisal wasaaraha la magacaabay oo Codsi U jeediyay Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya

0
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa  markii ugu  horraysay farriin uu soo diray, Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya ka codsaday, in ay...

Shabaab oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen diyaarad Nuuca Wax Basaasa

0
Alshabaab ayaa Waxaa ay shaaciyeen  inay gacanta ku dhigeen  diyaarad nooca wax basaaso ah oo maanta ku dhacday gobolka Shabeellada Hoose, gaar ahaan aagga...

Tababar loo soo xiray Ciidamo ka mid noqonaya Booliska Puntland

0
Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka  Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Booliska Puntland. Ciidamada ayaa dhammaystay Tababar muddo  saddex...

Muwaadhin Soomaali ah oo laga soo Musaafuriyay Wadanka Maraykanka

0
Dowladda Mareykanka ayaa soo musaafurisay muwaadin Soomaali ah oo horay loogu xukumay  eedeymo ku saabsan inuu taageero flShabaab. Mahdi Maxamed Xaashi oo 31 jir ah...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo ka War bixiyay diyaaradii ku dhacday Garoonka Aadan...

0
Wasiiirka gadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar  ayaa faah faahin ka bixiyey shil diyaaradeed oo saaka ka dhacay gudaha garoonka...

Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Alshabaab oo ku dagaalamay gobolka Galgaduud

0
Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya  iyo Alshabaab ayaa ku dagaalamey Deegaanka Miir-dugul oo ka tirsan Gobolka Galgaduud kadib howlgal qorsheysan oo ciidamadu ku Sameeyeen Degaankasi...

Mahdi Maxamed Guuleed oo Magacaabay Gudi Heer Wasiir ah oo ka shaqeeya Xil...

0
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo ka shaqeeya munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub...

Muxuu ka yiri, Qoor Qoor Qodobadii ka soo baxay Shirkii lagu soo gabagabeeyay...

0
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo khudbad ka jeediyay xafladda xiritaanka shirkii ka socday Muqdisho, ayaa ka hadlay arrimo  . Madaxweyne...

Faah Faahino ka soo baxaya diyarad ku dhacday Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho

0
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Magaalada Muqdisho waxaa ku dhacday Diyaarad nuuca Xamuulka ah oo nuuceedu yahay 5Y-MHT, waxaana ay dooneysay in ay caga dhigato...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...