Monthly Archives: March 2021
Shir u dhexeeya Dawlada Federaalka iyo Dawlad goboleedyada oo dhawaan ka Furmaya Muqdisho
Shir u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, ayaa maalmaha soo socda ka furmaya magaaladda Muqdisho si loo sii ambaqaado...
Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shaaciyay in musharixiinta ay sameeysan...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Axmed, ahna guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka hadlaysababta uu u baaqday dibad-baxii qorsheeyeen inay ka dhigaan Muqdisho
Sheekh Shariif Sheekh...
Turkiga oo Saldhig Ciidan ku wareejiyay Dawlada Federaalka Soomaaliya
Wasaarada Gaashaandhigga Dowlada Turkiga ayaa boggeeda Twitterka waxaa la soo dhigay in Ujeedada Saldhiga military ee turkiga gacanta uu ku haayay lagu wareejiyay dowlada...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntlnad oo ka tacsiyadeyay geerida Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar)
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar) oo...
Dawlada Hindiya oo Talaalka Cudurka Covid19 u soo dirtay Soomaaliya
Dowladda Hindiya ayaa shaacisay Dalka Soomaaliya ay u soo dirtay shixnad talaalkaCudurka Covid19 , oo lagu Farsameeyay Dalka Hindiya
Wasiirka arrimaha Dibadda Hindiya , Subrahmanyam...
Golaha Wasiirada oo yeeshay kulan looga hadlayay sidii loogu gurman laha Dadka ay Abaarta...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir ay Golaha Wasiirradu yeesheen, oo looga hadlay abaarahaka jira dalka iyo sidii gurmad loo...
Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamanka Puntland oo u geeriyooday dhaawac ka soo shil baabuur
Xildhibaanka Tirsan Baarlamanka Puntland oo lagu magacaabo Cali Axmed Salaad Cali Dhahar ayaa u geeriyooday dhaawac culus ka soo gaaray shil baabuur i oo...
Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho
Qaramada Midoobay ayaa cambaareeysay Qaraxii xalay ka dhacay Magaalada muqdisho eel ala beegsaday maqaahida Luul yemani ee ku taala degmada Xamar Jabab ee gobolka...
Madaxweynaha Jabuuti oo sheegay in markii Shanaad uuTartamayo
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan ku dhawaaqay inuu mar kale isku sharraxayo xilka madaxtinnimada doorashada bisha soo socoto dalkaasi ka dhici doonto...
Mo Faarax oo ku guuleystay Tartan Orod ah oo ka dhacay Dalka Jabuuti
Dalka Jabuuti waxaa lagu soo gabagabeeyay tartan dhanka orodka ah oo ka socday dalkaas.
Waxaana kaalinta koowaad ku guuleystay Maxamed Faarax oo ka socday Britain...

























