29.4 C
Mogadishu
Friday, April 10, 2026

Daily Archives: July 10, 2021

Maxay ahaayeen saddexda diyaaradood ee Villa Somalia ay ka dajisay Garbahaarey?{AKHRISO}

0
Ugu yaraan Saddex diyaaradood oo ay kireysay Villa Somalia ayaa saacadihii la soo dhaafay gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaas oo ay...

Rooble oo shaaciyey cidda uu kala xisaabtamayo kuraasta laba aqal ee Jubbaland

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalmo uu joogay Kismaayo kadib Maanta u ambabaxay Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo halkaas oo ay...

Booliska oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxa

0
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin guud ka bixiyay khasaaraha dhimasho dhimasho midka dhaawac iyi midka hantiyadeed ee ka dhashay qaraxa  Gaariga loo...

RW Rooble oo gaaray Garbahaareey kulamana ka bilaabay

0
Ra’sul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen maamulka...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay qaraxa

0
Inta la xaqiijiyay ku dhawaad 30 Ruux oo isugu jira, askar iyo dad Shacab ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qarax Gaari loo...

Wafdi ka socda Hir-Shabeelle oo gaaray degmada Buulo-Burde

0
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Jagar ( Dabageed) uuna qeyb ka yahay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan ayaa...

RW Rooble oo la kulmay Guddiga doorashooyinka Jubbaland

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa uu kula kulmay Guddiga Doorashooyinka Jubaland. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...