Monthly Archives: July 2021
DHAGEYSO:- shiekh ibaraahim oo ka mid ah culimada soomaaliyeed oo baaqay...
mid ka mid ah culimda soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaalo ka dhacay deeganada hirshabeele waxaana uu shegay in ay wadan dadaalo ku saasban sidii...
Ciidamada Dowladda & kuwa Galmudug oo la wareegay Bacaadweyne
Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kuwa Galmudug oo ay wehlinayaan dadka degaanka oo hubeysan ayaa dib ula wareegay degaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka...
Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo & faah faahin laga helayo
Dagaalka ayaa waxaa uu degaanka Cabdalla Biroole oo 50km dhinaca Bariga uga beegan Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya...
Baarlamaanka Puntland oo ka shiraya Xeer uu u gudbiyay Madaxweyne Deni
Maanta ayaa waxaa la filayaa in Xubnaha Golaha Wakiilada Puntland ay kulan ku yeeshaan Xaruntoda Magaalada Garoowe kadib fasax ay ku jireen muddo saddex...
Heshiis la kala dhex-dhigay laba maleeshiyo Beeleed oo dagaalamay
Waxaa Magaalada Qardho ee Gobolka Bari lagu qabtay shir lagu gaba-gabaynayay shir dib u heshiisiin ah oo u dhaxeeyay labo beelood oo walaalo ah...
Maskaxdii ka dambeysay dilka madaxweynihii Haiti oo magaciisa la shaaciyay
Taliyaha booliska Colombiya ayaa shaaca ka qaaday magaca qof uu sheegay inuu amray dilkii madaxweynihii Haiti Jovenel Moise.
Sarkaal horay uga tirsanaa wasaaradda cadaalada Haiti...
Hir-Shabeelle oo digniin u diray Hay’addo si qarsoodi ah kaga Shaqeeya Arrimaha Beeraha
Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Waraabka ee Maamulka Hir-Shabeelle Xildhibaan Maxamed Cumar (Ceeymoy) ayaa sheegay in dadka ku nool Tuulooyinka hoostaga Magaalada Jowhar ay dhibaato...
Maxkamadda Sare ee Yurub oo gaartay go’aan ka dhan ah gabdhaha Muslimiinta
Shirkadaha waxay shaqaalahooda Muslimiinta ah ka mamnuuci karaan inay xirtaan qamaarka, xaaladaha qaar, waxaa sidaas Khamiistii xukmisay Maxkamadda sare ee Midowga Yurub.
Go’aanka Maxkamadda ayaa...
Sanbaloolshe oo bixiyey xog aan horey loo ogeyn oo ku saaban kiiska Ikraan Tahliil{AKHRISO}
Taliyihii hore ee Nabad-sugida, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo wareysi siiyey idaacada VOA-da ayaa ka hadlay kiiska Ikraan Dr. Tahliil Faarax oo la’layahay muddo...