Monthly Archives: July 2021
Waan-waanta ay Qatar la furtay Al-Shabab ma horseedi kartaa nabadda Soomaaliya?{faallo}
Ergeyga Qatar u fadhisa Qaramada Midowbay (QM) ayaa sheegtay in waanwaan meel wanaagsan maraysa ay u socoto Qatar iyo kooxda Al-Shabaab. Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Dhageyso. Axmed Maxamuud Baasto oo Hambalyo u dirtay dhaman umadda Soomaaliyeed.
Madaxweynihii hore Galmudug Axmed Maxamuud Baasto ayaa Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu hambalyey munaasabadda 1-da Luulyo oo ku beegan Sanad guurada...
Madaxweynaha Puntland oo gaaray Kismaayo
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan, kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani iyo wafdi...
DHAGEYSO:-Senator Nuuro Faarax Jaamac oo Hambalyo ku aadan 1-luulyo u dirtay dhaman umadda...
Senator Nuuro Faraax Jaamac oo ka tirsan xubnaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa laga soo doortay deegaanada Waqooyi ee dalka ayaa...
Somaliland oo xayiraada ka qaaday Diyaaradaha Fly Dubia
Xukuumadda Somaliland ayaa fasaxsay Shirkadda Diyaaradaha Fly Dubia sida uu Warbaahinta u sheegay Cumar Sayid, Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland.
Waxaa uu sheegay in...
Wafdi ka socda Puntland oo gaaray Bandar-Bayla
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL mudane Cabdiweli Mire Xirsi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer shaqo ku gaaray Degmada Bandar-Bayla.
Wafdiga uu hogaaminayey...
James Swan oo soo saaray farriin ku socota Soomaalida
Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey sanadguurada madaxbanaanida dalkooda, sida lagu sheegay...
DF oo dhexda u gashay qorshihii Sheekh Shariif ee ku aadanaa Guudlaawe{AKHRISO}
Sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, waxaa la filayaa in dhowaan dowladda Soomaaliya ay guddi u...
61 sano guurada Xorriyadda dalkeenna ee 1da Luulyo oo Muqdisho lagu qabtay iyo Rooble...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada Xorriyadda dalkeenna ee 1da Luulyo.
Waxaa sidoo kale...