Monthly Archives: July 2021
Gaadiidley banaanbax ka dhigay Magaalada Dhuusamareeb
Qaar kamid ah Gaadiidleyda ka howlgalla Magaalada Dhuusamaresb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug gaar ahaan kuwa ku Shaqeysta Gawaarida yar yar ee dhikilaha loo...
18 Ruux oo ku geeriyooday Shil Gaari
Ugu yaraan 18 qof oo shaqaale muhaajiriin ah ayaa dhimatay ka dib markii gaari weyn jiirey rakaab la socday bas marayay gobolka waqooyiga India...
Guddoomiyaha Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo ku wajahan Kismaayo
Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ku wajahan Magaalada kismaayo ee Xarunta KMG ah ee...
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo muqdisho wariyaal ugu furay tababarkii ugu horreeyay...
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Somali Journalists Syndicate - SJS wuxuu goordhow furayaa tababarkii ugu horreeyay ee noociisa ah ee ku saabsan xuquuqda aadanaha oo ka...
Isbitaalka Martini oo markale loo asteeyay la tacaalidda COVID-19
Isbitaalka Martiini ayaa mar kale dib loogu asteeyay Bukaanada uu soo ritay COVID-19, Iyadoo gabi ahaanba la joojiyay Adeegyadii kale ee Isbitaalku u hayay...
Xisbiga Waddani oo sheegay in mashiinkii shaybaadhka ee isbitaalka Ceerigaabo Garowe la geeyay
Xogeeyaha arrimaha bulshada ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Maxammed Sadiiq Dhame, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in mashiinkii baadhista dhiigaga ee uu...
Madaxweynaha Jubbaland oo soo gudbiyay liiska Musharaxiinta Aqalka Sare iyo Guddiga doorashada oo shaaciyay...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah usoo gudbiyay liiska xubnaha Musharaxiinta ee ku tartamaya Kuraasta Aqalka Sare...
Dowladda Soomaaliya oo Guddi u saartay maqnaanshaha Ikraan Tahliil{AKHRSIO}
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sedax Sarkaal oo ka kala Socdo Xafiiska Xeer ilaalinta, Boliiska...
Khasaaro ka dhashay dagaal dhex-maray Soomaalida iyo Canfarta
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay duleedka magaalada Garba Ciise kaas oo u dheexeeyo Soomaalida iyo Canfarta, sida ay ...
Suudaan oo magaca Farmaajo ku qaladay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh!
Xafiiska Ra’isalwasaaraha Suudaan oo soo bandhigayay warbixin ku saabsan wadahadal dhinaca Taleefoonka ah ee uu la yeeshay Ra’isal wasaaraha Sudan Cabdullaahi Xamduuk iyo madaxda...