Monthly Archives: August 2021
Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda
Taliska Ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay soo bandhigeen Sarkaal ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab, kaas oo ay sheegeen in uu isku...
Saraakiil ka tirsan dowladda oo tababar loogu soo xiray Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa dalka Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu soo xirayay saraakiil ka qalin Jabisay Akadeemiyadda...
Dil ka dhacay Muqdisho & faah faahin laga helayo
Rag ku hubeysnaa bustoolado ayaa xalay waxaa ay degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir ku dileen Askar ka tirsan Ciidanka dowladda gaar ahaan Millateriga, kuwaas...
Booliska Norwey oo toogasho ku dilay Muwaadin u dhashay wadanka Swedan.
Oslo:-laba askari oo ka tirsan ciidamda Booliska dalka Norwey ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta in ay toogasho ku dileen muwaadin u dhashay...
Ra,isul wasaare Erna solberg oo taageero waydiisatay Xisbiga FRP.
Oslo:-Ra,isul wasaaraha dalka Norwey Erna Solberg oo ku guda jirta ololaheeda doorshada baarlamaan ee ka socota dalka ayaa codsatay in dib u midoobaan Xisbiga...
Meydka Ninkii Soomaaliga ahaa ee weerarka ka geystay Tanzania oo la aasay
Meydka Xamsa Maxammed, oo ku dhintay is -rasaaseyn dhexmartay booliska iyo isaga, ayaa lagu aasay magaalada Dar es Salaam habeenimadii Axadda.Meydka ayaa la aasay...
Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdirahman Sheekh Xasan ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay xoojinta Amniga Magaalada Gaalkacyo kaasi oo ay goobjoog ka ahaayeen Saraakiisha...
Qaxooti Yemeniyiin ah oo soo gaaray degaannada Somaliland
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa degaannada Somaliland soo garay Qaxooti farabadan oo Yemeniyiin ah, kuwaas oo markab uu kasoo dejiyay dekadda Magaalada Berbera.
Qaxootigaan...
Xiisad dagaal oo saaka ka taagan degaano ka tirsan Gobolka Sool
Waxaa saaka xiisad dagaal laga dareemayaa tuulada Finley oo u dhexaysa Birta-dheer iyo degmada Boocame ee Gobolka Sool, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo si kulul uga hadlay dadkii la dilay
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si kulul waxaa uu uga hadlay dadkii dhawaan lagu dilay degaanka Kabxanleey ee Gobolka Hiiraan,kuwaas oo...