Monthly Archives: August 2021
Dad ku dhintay Shil Maanta ka dhacay Turkiga
Ugu yaraan 14 qof ayaa ku geeriyootay, 18 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu Bas maanta ku qalibmay meel ku dhow Caasimadda Gobalka...
Maxay yihiin ciidamada doorashada diidan ee isku urursanaya duleedka Jowhar?{AKHRISO}
Maaxweynaha Maamulka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo ku-xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed yaa la filayaa in maalmaha soo socda ay dib ugu laabtaan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya oo soo gaartay Magaalada Muqdisho
Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaartay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo, iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.
Garoonka diyaaradaha...
Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo iyo khasaaro ka dhashay
Dagaalka oo geystay khasaar isugu jira dhimasho iyo dhaawac una dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu...
Maxay tahay ujeedka Wafdiga Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ee imaanaya Muqdisho?
Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo ayaa la filayaa in Axadda Maanta ah soo gaarto Magaalada si kulamo ula yeelato mas’uuliyin ka tirsan...
Ciidamada dowladda & kuwa Koonfur Galbeed oo howlgal wadajir ah sameeyay
Ciidamada Millateriga Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka koonfur galbeed ayaa howlgal wadajir ah waxaa ay saacadihii la soo dhaafay...
Ku dhawaad Afar milyan ruux oo helay kaarka codbixinta Norwey.
Oslo,In ku dhaw afar milyan oo ruux ayaa la xaqiijiyay in isbuucaan gudahiisa ku heleen kaarka codbixinta sanadkaan.
Dadka loo diray kaararka ayaa ah kuwa...
Ra’iisal wasaare Rooble oo Hambalyo u diray Gudiga doorashooyinka Soomaaliland
Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeey xubnaha Guddoonka Gudiga Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT ee maanta oo Sabti ah is doortay. Ra’isul...
Dhageyso: Gudiga doorashada gobolada Waqooyi Garabka Cabdi Xaashi oo diiday doorashada Afasiyooni
Xubno ka Tirsan Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi ee uu soo magacaabay Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in maanta aanay ka qaybgelayn Doorashada guddoonka guddiga...
Guddiga kala qeybsan ee gobolada Waqooyi oo maanta doorasho galaya
4 kamid ah Xubnaha Guddiga Doorashada ee Gobolada Waqooyi (Somaliland) ee uu soo magacaabay Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in aanay ka qaybgelayn Doorashada...